Monthly Archives: November 2019

Balcad.net-DEG DEG-Xiisad Ka Taagan Dhuusmareeb,Ciidanka Itoobiya Oo Gaaray —

Xiisad siyaasadeed Ayaa ka dhalatay Ciidamo Itoobiyan ah oo Gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasi oo laga dareemayo ololaha Doorahshada madaxweynaha Galmudug oo musharaxiin Badan ay u taagan yihiin. Dadka Degaanka Ayaa Walaac Ka muujiyay Kadin marki Ay Arkeen Saasaanta Colaada Oo ka jirto dhuusamareeb qof magaciisa  qariyay ayaa nagu yiri lagayaabee in ow dagaal ka qarxo maadaama ay soomaalida iyo itoobiya ...

Read More »

Balcad.net-Shaqsi Magac Weyn Ku leh Isboortiga Dr. Cali Cusmaan Oo si heer sare ah loogu soo…

Waxaa loo Sameeyey Soo dhoweeyn middii ugu heer sareeysay ee lagu soo dhoweeyo shaqsi usoo halgamay qaranka Soomaaiya dhinaca ciyaaraha Dr,Cali Cusmaan Cali oo tababare usoo noqday Xulkii kubadda koleyga ee Wiila iyo Gabdho sisoo kalena ahaa xoghayihii guddiga olombikada Soomaaiyeed ee GOS. DR Cali oo dhaq dhaqaaqa Sportiga sidoo kale ka waday dalka dibadiisa gaar ahaan magaalada Atlanta e ...

Read More »

Balcad.net-Soomaaliya Oo Kenya Kaga Adkaatay Suuq Ganacsi Oo Aad Muhiim U ah (Warbixin)

Sabi–30-November-2019- Soomaaliya ayaa Kenya uga adkaatay loolan loogu jiray u dhoofinta xoolaha dalka Cuman, gaar ahaan lo’da, waxaa sidaas weriyey wargeyska Africa Intelligence. Wargeyska ayaa sheegay in kulan horaantii bishan November dhex maray safiirka Cuman ee Kenya Saleh Sulaiman Al Harthi iyo wafdi ka socday rugta ganacsiga Kenya uu safiirka shaki xoogan ku geliyey xiriirka dalkiisa iyo Kenya. Kulankaas oo ay goobjoog ...

Read More »

Balcad.net-Uhuru Kenyatta oo sheegay inay ciidamadiisa sii joogayaan gudaha Soomaaliya

Sabti-30-November-2019-Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dalkaasi ay sii joogayaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo haatan ka howlgala inta badan deegaanada Jubbaland. Kenyatta ayaa sheegay in inta laga saarayo kooxda Al-Shabaab ciidankiisu sii joogayaan gudaha Soomaaliya, islamarkaana ay qeyb ka sii ahaan doonaan howlgalka AMISOM. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in dolwaddiisu ka ...

Read More »

Balcad.net-Jabuuti Oo ku Guuleysatay Guddoonka Baarlamaanka Midoobay Ee Afrika

30-November-2019-Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay xilka guddoomiyaha baarlamaanka midoobay ee Qaaradda Africa. Maxamed Cali Xumad guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa xilkaasi loo doortay, wuxuuna bedali doonaa guddoomiyaha baarlamaanka dalka Burkina Faso, Alassane Bala Sakandé, kaas oo muddo hayey jagadaasi. Guddoomiye Xumad oo ka hadlay guushiisa ayaa sheegay in tani ay fursad u tahay dhammaan dalalka ku yaalla ...

Read More »

Balcad.net-Liiska Odayaasha Soo xulaya Baarlamaanka 2-aad Galmudug Oo La shaaciyey

Dhuusamareeb -30-November-2019- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa liiska odayaasha soo xulaya baarlamaanka Galmudug ku wareejiyey guddiga farsamada ee maamulkaasi. Liiska oo ka kooban 44 oday dhameed ayaa waxaa lagu wadaa in isla maanta la xareeyo, si ay u guda galaan saxiixooda baarlamaanka. Guddiga ayaa sheegay in odayaasha looga baahan yahay inay dardar galiyaan waajibaadka ...

Read More »

Balcad.net-Musharrax Odowaa oo shaaciyey Ujeedka Ciidanka Itoobiya Loo Geeyey Dhuusamareeb

Sabti-30-November-2019-(Balcad.net)–Musharraxa madaxweynaha Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay ciidamo Itoobiyaan ah oo dhowaan la geeyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Odowaa oo war qoraal ah soo saaray ayaa si gaar ah ugu dhaliilay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoo sheegay in ciidamada dowladdiisu geysay magaaladaasi aysan cabsi galin doonin, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale ...

Read More »

Balcad.net-Dowlada oo Xayiraad kusoo Rogtay Suxufigii Gaariga La Saarnaa ALMAS ELMAN

SABTI–-30-NOVEMBER-2019-(BALCAD.NET) Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya xaaladda uu ku sugan yahay Saciid Fadhaye oo ah filimqaade Soomaali ah oo la socdey gaarigii ay saarneyd Almaas Elman oo todobaad ka hor xabad kula dhacday deegaanka Xalane ee magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dad ay shaqo wadaag yihiin ayaa walaac ka muujiyey xorriyada iyo badqabka Saciid, waxaana ay sheegeen in qoyskiisa ...

Read More »

Balcad.net-Siyaasiyiin ka Hortagaya ‘Qorshe Ay Wadaan’ Farmaajo, Abiy Ahmed iyo Mareykanka

Sabti-November-30-2019(-Balcad.net)   Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, Injineer Feysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay kulamo magaaladda Nairobi uu kula qaatay wakiilo ka socday beesha Caalamka iyo siyaasiyiin Soomaaliya ah oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay siyaasiyiinta ka wada hadleen kana tashadeen in ay ka hortagaan qorshe uu sheegay inay ay ...

Read More »

Balcad.net-ONLF oo ka Warbixisay Kulankii ay La Qaadatay Axmed Madoobe

Sabti-30-November-2019-  Hoggaamiyaha ururka ONLF, Cabdiraxmaan Maadey oo la hadlayey waraabinta ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulankii uu dhowaan la qaatay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaame (Madoobe). Maadey ayaa sheegay in muhiimada kulanka uu ahaa mid is xog wareysi ah, islamarkaana looga hadlayey xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Jubbaland. Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale sheegay in kulanka intiisa badan ...

Read More »