Kevin De Bruyne Wax Cabsi kama qabo Aan guriga Liverpool ku Cayaarno

Wiilka  khadka dhexe reer Belgian iyo kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa xaqiijiyay inuusan wax cabsi ah ka qabin jawiga garoonka Anfield, kahor kulanka ay Axada Liverpool ku wada ciyaari doonaan ciyaar ka tirsan kulamada 12-aad ee horyaal Premier League.

City  ayaa u baahanaan doonto inay guul gaarto ama barbaro gasho ugu yaraan kulanka Axada k dhici doono garoonka Anfield iyadoo hadii ay guuldaro la kulanto ay sii dheereysan doonaan wiilasha Jürgen Klopp hogaaminta horyaalka Premier League, wuxuuna farqiga dhibcaha gaari doonaa ilaa iyo 9 dhibcood.

laacibka Kevin De Bruyne ayaa wuxuu ka hadlay natiijooyinka liita kooxda Manchester City ee garoonka Anfield, wuxuuna u sheegay shabakada “Sky Sports” ee dalka England:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*