Priyanka Chopra oo soo rogaal celisay +sawiro shidan

Atariishada Lga daba dhacay ee reer Bollywood misna ka maqneyn Hollywood Priyanka Chopra ayaa laga qaaday sawiro aan caadi eheyn xili we ka soo dagday Mumbai

Inaantaan ee qabo wiilka taajirka reer mareykan ah ayaa waxaa ee dib ugu laabatay Hollywoodka kadib markii ee ku fashilantay filimkeedi ugu dambeyay ee Bollywoodka

Miss Chopra ayaa waxaa ka maqnaan markii sawirkaan laga qaadayay saaxibkeeda Nick Jonas

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*