Akshay Kumar : Waan jeclahay in aan Soomaali Filim ku soo sameeyo

Akshay Kumar ah Jilaa Caan ka ah Dunida oo idil laguna bartay filimada Bollywoodka ayaa waxa oo dhamaan taageeradiisa ugu mahad celiyay Sida wacan ee u garab istagaan marka oo Filimkiisa soo baxaayo.

Jilaagaan ayaa dhawaan soo saaray filimka xiisaha leh ee Bollywoodka Housefull 4 ayaa waxaa oo yahay nin ku fican filimada Qosolka badan kaasi oo dad badan soo jiito habka jiliinkiisa Mr Boon mar suaal laga weydiyay Filimkiisa Xiga ayaa waxa oo ku dhawaaqay in oo filimkaas magaciisa yahay Good Newwz  wili shaqadiisa socoto waxaana la filayaa in oo soo baxo Sanadka soo socdo .

Aktarkaan sida xooliga u socdo ayaa waxaa mar la weydiyay  goorta oo filim ku soo jili doono Qeyb kamid ah afrika ayaa waxaa oo ku jawaabay afrika waa goob ku fican in filim lagu sameeyo waxaana jeclaan lahaa in aan dalalka afrika filim ku soo sameeyo waayo waxaan xalkaas ku leyahay taageero aad u badan .

Housefull 4 dhawaan soo baxay ayaa waxa oo qabsaday wadada guusha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*