Lil’ Kim oo ugu dambeyn heshay Saaxib Cusub

Boqorada Rapka Lil’ Kim dhawaan laga wayay Shaashada Caalamka ayaa waxaa xalay lagu arkayay magaalada Qaar kamid ah sawirqaadayaasha ayaa waxa ee ka qabteyn iyada oo oo wadato libis aan caadi eheyn misna gacanta ka heysato nin cusub kaasi oo lagu sheegay in oo yahay saaxibkeeda cusub .

Lil’ Kim oo lagu yaqaano Heesaha raapka ah iyo Jilista filimada waxaa laga dareemayay Farxad aad u weyn .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*