Saif Ali Khan hadii aan ahaan lahaa qoraa waxaan qori lahaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Atooraha Saif Ali Khan ayaa ka qeyb galay furitaanka buuga walaashiis Soha Ali Khan qortay ee lagu magacaaboΒ β€˜The Perils of Being Moderately Famous.’

Hadaba Saif ayaa la weydiyay hadii sida walaashis oo kale uu qoraa noqon lahaa kasoo buugaagta qora waxa hadafkiisa ah ama uu qori lahaa hadii fursadaas uu heli lahaa.

ayaa si dhaqsi ah ugu jawaabay sida tan,” Waxaan qori lahaa sheekoyinka reer aaqiraadka (Ghost Stories)(wuu qoslaayey markuu sidaa lahaa).”

Hadalka wuu sii wataa,”waxaan qori lahaa sheekooyinka sida cabsi cabsi sheeko ah, sheeko madadaalo ah, ama sheeko siyaasad ah.”

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*