Sawirada Ugu Shidnaa ee laga qaaday Lamaanaha Sanadka Kylie Jenner & Travis Scott + Sawiro

Kadib Xanuunkii Jaceyl ee fanaanka Caanka ah Tyga Wakhtigaan Kylie waxa ee ku jirtaa Wakhti aad u mac ee la qadaneyso Saaxibkeeda Travis .

Hadii aan wax yar idinka Xasuusiyo Kylie Waxa ee soo martay wakhti aad u xun dagaalkii iyada iyo Ex Saaxibkeeda Tyga is qab qabsi kadib waxaa nolasheeda badalay oo keenay meel aad u saareyso Wiilka maalmihii dambe qabsaday Shaashada caalamka Travis Scott .

Waxaan halkaan idinku soo bandhigeyna sawirada ugu shidan ee laga qaaday labadaan lamaane ee isku fahmay nolasha iyo Cunugtooda yar .