(Balcad.net) -Fc Barcelona Oo Xalay Garaacday Borussia Dortmund

Waxaa  Xalay Lacayaaray Champion Leauge Kooxda Barcelona Oo Garaacday Borussia Dortmund Kdib Marki Ay Ku Soo Dhamaatay 3-1 Oo Guusha Ku Raacday Kooxda Barcelona

Waxaa Kaloo Cayaaray Chelsea Iyo Valencia Waxayna Ku Dhamaatay 2-2

Waxaa Kaloo Cayaa Kooxda Liverpool iyo Napoli Waxayna Ku Soo Dhamaatay 1-1

inter milan iyo  salvia prague 3-1

Genk iyo Seizburg 1-4

Zenit st petersburg iyo lyon 2-0

RasenBallsport Leipzig iyo Banfica 2-2
Lilie        iyo Ajax 0-2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*