Monthly Archives: December 2019

BALCAD.NET-Matt Bryden: DF meel kale ayey u weecisay lacagtii lagula dagaali lahaa Al-Shabaab

Balcad.net-31-12-2019- Madaxa hay’adda cilmi-baarista ee Sahan Research, Matthew Bryden ayaa sheegay in kheyraad badan oo lagu taageero dowladda Soomaaliya, aan loo adeegsan halkii loogu talo-galay ee ahayd in lagula dagaalamo kooxda Al-Shabaab Bryden oo la hadlay taleefishinka FRANCE24 ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qarashkii loogu talo-galay dagaalka Shabaab ay u weecisay khilaafyada gudaha, iyo sidii ay awood ugu muquunin ...

Read More »

BALCAD.NET-C/rashiid Khaliif: Haddii ay sida NISA wax u sheegtay ay u jiraan midbaa la rabay

Balcad.net-31-12-2019-Agaasimaha Machadka cilmi barista siyaasadda ee Heritage Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo la hadlay VOA ayaa sheegay inuu saluugsan yahay qoraalkii shalay ka soo baxay hey’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA oo lagu sheegay in qaraxii 28-kii bishan Muqdisho ka dhacay ay ka danbeysay dowlad shisheeye. Cabdirashiid ayaa sheegay in haddii ay wax ka jiraan qoraalka ka soo baxay NISA, ay ...

Read More »

BALCAD.NET-Maxey ka Dhiggan Tahay Sheekashada Al-shabaab ee Qaraxii Ex Koontarool Afgooye

 Ururka Al-shabaab ayaa si deg deg ah u sheegtay mas’uuliyada Qaraxii dadka badan galaaftay ee Ex-Koontarool Afgooye kaddib Warkii ka soo baxay hay’adda Nabad-sugida ee ahaa in Qaraxaasi uu ka danbeeyay qorshihiisa Dal Shisheeye Marka dib loo noqdo Ururka Al-shabaab ayaa ka gaabsaday sheegashada Qaraxii 14kii October sanadkii 2017 ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho kaas oo muuqaal ahaan ...

Read More »

BALCAD.NET-Guddi loo saarey Shaqaaqadii xalay ka dhacday Dhuusamareeb

Waxaa saakay degan xaalada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug,halkaas oo xalay dagaal kooban oo khasaaro geystay uu ku dhex-maray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo ilaalada hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca. Isku socodka dadka iyo Goobaha Ganacsiga ayaa si caadi ah u Shaqeynaya marka laga reebo wadooyinka Gala xarumaha ay dagan yihiin madaxda Dowlada oo lagu jarey Biro iyo dhagaxaan ...

Read More »

BALCAD.NET-Xildhibaannada labada Aqal oo kulan Wadajir ah yeelanaya maalintii labaad

Balcad.net-31-12-2019-Xildhibaannada Baarlamaanka labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxa ay Maanta Magaalada muqdisho ku yeelan doonaan kulan wadajir ah. Ajandaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 3aad Miisaaniyadda Dowladda ee sanada 2020,iyada oo Xildhibaannada labada Aqal xalay lagu wargeliyey in uu jiro kulanka wadajirka ah ee labada Aqal. Shalay oo Isniin ...

Read More »

BALCAD.NET – Warbixin Laga Diyaariyay Hadal Uu Yiri Madaxweyne Farmaajo inti Uu Madaxweynaha Dalka Noqon

Balcad.net-31-12-2019-Xuseen shariif ufurow Xubin hore ururkii Tayo. Toronto-Canada F. G . Anigu Hawiye ma ihi ogaada. 4taan xaqiiqo markaan arkay ayaan soo xusuustay hadal madaxweyne Farmaajo igu yiri 5 sano ka hor. 1. 3di Sanee la soo dhaafay waxaa Gobalka Banaadir Al-shabaab ku dileen Qarax iyo Toogasho 13’127 kun oo ruux oo ay ku jiraan Dad indhaha bulshada ahaa sida ...

Read More »

BALCAD.NET-

Read More »

BALCAD.NET-Is-Rasaaseyn ka Dhacday Dhuusamareeb, xilli Caawa uu ka Degay R/W Kheyre

(Dhuusamareeb)Balcad.net-30-12-2019-Is-Rasaaseyn socotay mudo daqiiqado ah ayaa goor dhaw magaalada Dhuusamareeb ku dhex martay ciidamo ka amar qaata hoggaanka Ahlu-Sunna iyo kuwa dowladda federaalka ee ku sugan magaalada. Isku dhacaan ayaa yimid kadib markii ciidanka Ahlu-Sunna ay rasaas ku fureen gaari Cabdi Bile ah oo ku socday wadada hor marta xarunta INJI, oo ay deganyihiin hoggaanka Ahlu-Sunna. Gaariga la rasaaseeyey waxaa ...

Read More »

BALCAD.NET-Wargeys Turkish Ah oo sheegay in Imaaradka Ay ‘fuliyeen’ Qaraxii Ex-Control December 30, 2019

BALCAD.NET-30-12-2019-Wargaysys kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu ka wadaan Soomaaliya iyo dalal kale. Wargeyska Yeni Safak, oo aad ugu dhow dowladda Turkiga, ayaa warbixin uu daabacy ku sheegay in dhaxal sugaha dalka Imaaraadka Mohammed bin Zayed Al ...

Read More »

BALCAD.NET-Maxaabiis Shabaab Ah oo Maanta Ka Baxsatay Xabsiga Dhexe Ee Xamar (Warbixin)

Balcad.net-30-12-2019- Tiro maxaabiis ah ayaa maanta ka baxsaday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, sida ay ilo-wareedyo ka tirsan xabsiga dhexe u sheegeen Balcad Online. Tirada maxaabiista baxsatay ayaa lagu sheegay in ahaayeen saddex maxbuus, waxaana xogta aan helnay ay sheegeysaa inay ahaayeen  xubno Shabaab ah oo maxkamad ay xukunno kala duwan kusoo ridday. Mid ka mid ah maxaabiista ayaa ciidamada ...

Read More »