Balcad.net-XOG: Kheyre oo xil ka qaadis la damacsan Wasiir Maareeye

( Balcad.net   )- Waxaa soo baxaya warara sheegaya in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre qorsheynayo inuu xilka ka qaado Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdi Xayir Maareeye.

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in sababta xilka looga qaadayo Wasiir Maareeye ay tahay in loo wareejiyo Wasaarad kale oo loo arkay inuu muhiim u yahay shaqadeeda.

Lama oga waxay tahay wasaaradda kale ee Wasiirka Warfaafinta loo wareejiyo,balse wuxuu yahay hadalkan midka ugu badan ee maanta sida aadka ah looga hadal hayo Wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*