Author Archives: admin

Magalada Mogadishu oo Wiji Cusub Galeyso Xili Wadooyinka Kamerayaal lagu Xiray

Jidadka  magaalada Muqdisho qaarkood ayaa inta badan lagu xiray kaamirooyin cusub oo lagala socon doono dhaq-dhaqaaqyada halkaas ka socda.   Kaamirooyinkaan ayaa lagu arkay inta badan isgoyska wadada Makka Al-Mukarama ayaa ah kuwa loogu talagalay in lagu sugo Amniga. Kaamerooyinka oo ah nooca CCTV ayaa ku duwan kuwii hore oo muddo kadib howlgab noqday, waxayna wataan baallooyin u gaara, anteenooyin ...

Read More »

Dowladda Turkey oo u digtay Dowlado badan.

Turkey ayaa maanta ka digtay inay dalalka kale ka hor-istaagi doonto in ay sahmin iyo gaas qodis ka sameeyaan bariga badda Mediterranean-ka, fasax la’aanteeda. Xiisad xooggan oo ku saabsan dhanka xuduudda badda ayaa ka taagneyd gobolka dhowaanahan, kadib markii laga helay keyd gaas oo aad u baaxad weyn. Heshiis dhinaca badda ah oo bishii tagtay dhex maray Turkey iyo Libya ...

Read More »

Dhoowr Ruux oo ku dhintay Duufaantii Pawan ee Somalia.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dabaylihii iyo roobabkii toddobaadkii hore ku dhuftay degaannada xeebaha Waqooyi Bari ee Soomaaliya ay ku dhinteen lix qof. War qoraal ah oo ay soo saartay Qaramada Mioobay ayaa lagu sheegay in degaannada ku yaalla Gobollada Bari iyo Nugaal ay dad ka badan 32 kun oo qof ay dabaylahaasi ku waayeen waxyaabihii noloshooda ay ku tiirsanayd. ...

Read More »

Haweeyney Si Xirfadeeysan u dhacday Dadka aduunka ku kala nool

Ruja Ignatova waxay isku magacowday boqoradda lacagta labanlaabta. Waxay dadka ku nool guud ahaan caalamka u sheegeysay inay soo hindistay barnaamij lacagta lagu badiyo, iyadoo la tartameysay barnaamijka la yiraahdo Bitcoin ee lacagaha lagu shubto, waxayna dadka ka dhaadhicisay inay ku maalgashadaan balaayiin doolar. Ka dib labo ka hor, waxaa mar qura la waayay meel ay jaan iyo cirib dhigtay. ...

Read More »

Filim Dhawaan soobaxay oo Muslimiin badan ay ka caroodeen

Netflix waxay isbuucii la soo dhaafay baahisay xayeysiinta musalsal dhowaan billaaban doona oo lagu magacaabo Messiah (Masiixi) – wuxuuna si bareer ah u muujiyay wax khiyaano weecin ah ay u arkeen daawadayaal badan oo Muslimiin ah. Filimka waxaa qeyb ka ah nin daafaha caalamka ka sameynaya waxyabo mucjiso ah. Balse magaca ninkaas ayaa si weyn madaxa looga gilgilay, waana Dajaal, ...

Read More »

Khadiijo Maxamed Diiriye ay si la yaab leh uga hadashay Qodobo Muhiim ah

Baarlamaanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa weli ka doodaya soo jeedinta xeerarka cusub ee doorashada soo socota ee dalka ka dhici doonta. Waxaa ka hadlay xildhibaanno aragtiyo kala duwan ka qaba soo jeedintaas, iyadoo doorashada ay ka dhimantahay ilaa muddo hal sano ah. Doodda ugu badan waxay tahay nooca doorasho ee dalka ka qabsoomi karta. Doorashadii lagu xoo xulay xildhibaannada ...

Read More »

Toos u daawo ciyaarta u dhaxeeysa Club Brugge Iyo Real Madrid

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid: Club Brugge XI: Simon Mignolet, Federico Ricca, Simon Deli, Brandon Mechele, Odilon Kossounou, Hans Vanaken, Eder Balanta, Ruud ...

Read More »

Toos u daawo Ciyaarta Bayer Leverkusen iyo Juventus.+Live

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. HALKAAN HOOSE KADAAWO

Read More »

Gudoomiye Qaasin Cali Nuur Furdug oo ka qeyb galay shirka Shirkad sameyso Dharka

      Balcad.net-Gudoomiyaha Maamulka degmada Balcad Md Qaasim Cali Nuur Furdug iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha warshada dharka Somalitex ayaa ka qeyb galay shirka iskaashiga ganacsiga Dowladda Soomaaliya and Talyaaniga. Waxaa shirkaa howl wadeen ka ahaa oo kasoo qeyb hagay waziirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Md Cabdulaahi Cali Xasan, Waziirka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Md. Maxamed Cilmi Guure iyo ...

Read More »

Balcad.net-Wararki Udambeeyay Hotel SYL Dableydi Weerartay Oo Qaar Kamid Ah Latoogtay.

Balcad.net-  Wararkii ugu Dambeeyey ee Naga soo Gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in weli rasaas laga maqlayo Hotel SYL oo ay maqribnimadii Caawa weerareen dabley ka tirsan Kooxda Al-Shabaab. Tirada dableyda Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday Hotel SYL ayaa la sheegay inay gaarayaan ilaa 7 kuwaas oo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca iyo bambaanooyinka gacmaha laga ...

Read More »