Video’s

BALCAD.NET-Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali oo ka tirsan Guddiga Dhab u heshiisiinta ee Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay inay diyaar yihiin oo ay wataan howshooda, ayna ka sugayaan dhinaca Somaliland Guddigii wada hadalka la bilaabi lahaa. Wareysi uu siiyay Idaacada BBC-da ayuu sheegay in wada hadalka uu yahay mid labo dhinac ah, isla markaana ay rajeynayaan in wax walba oo jira in wada hadal lagu dhameeyo. “Annaga diyaar baan nahay howsheena waa wadaanaa, howshaas ma ahan howl ku xiran maamul kaliya mid joogaya iyo mid aan xafiis joogeyn, waxaa sugeynaa guddigii nala fal geli lahaaee ka imaanaya Somaliland ee wada hadalka nala bilaabi lahaa, wax walba oo jira wada hadal ayaa lagu dhameyn doonaa, dad wada hadla ayaa heshiiya”ayuu yiri Cali Axmed Jaamac Jangali. Xildhibaan Jangali ayaa sheegay in mar walba oo wada hadal la galo la gaari karo xal, isagoo xusay in Guddigooda uu sameeyay qorshihii iyo istiraatiijiyadii ay ku howlgeli lahaayeen. “Wada hadalka wuxuu udub dhexaad u yahay geeddi socodka nabadeynta iyo Midnimada Soomaaliyeed”ayuu yiri Xildhibaan Jangali. Mar la weydiiyay in waqtiga dowladda ka harsan uu hal sano ka dhiman yahay sida ay u suura geli karto wada hadaladan iyo haddii dowladdan hada jirta ay meesha ka baxdo oo timaado dowlad akle ayuu xusay in howsha guddigooda aanu ku xirneyn kaliya maamulka hada jira, isagoo intaa ku daray in qorshaha ay diyaariyeen uu yahay mid ay isticmaali karto Xukuumadda soo socota. Tan iyo markii dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo xilka qabatay ma jirin wax wada hadal toos ah oo dhex maray Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo ay jireen caqabado badan oo ku yimid wada hadaladaas, kuwaasoo ka mid ah tallaabooyin ka dhan ah Somaliland oo dowladda Federaalka qaaday.

Balcad.net-23-isniin-2019-Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali oo ka tirsan Guddiga Dhab u heshiisiinta ee Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay inay diyaar yihiin oo ay wataan howshooda, ayna ka sugayaan dhinaca Somaliland Guddigii wada hadalka la bilaabi lahaa. uu siiyay Idaacada BBC-da ayuu sheegay in wada hadalka uu yahay mid labo dhinac ah, isla markaana ay rajeynayaan in wax walba ...

Read More »

Balcad.net-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage Oo isbitaalka Xoogga Dalka Soo BooqdayIsbitaalka

Balcad.net-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Odaawa Yuusuf Raage ayaa howlo kormeer ah iyo indhaimdheyn ah ku tegay Isbitaalka xoogga dalka oo ay ku jiraan dhaawacyada qaar ka mid ah ciidamada oo waxyeelo soo gaartay, iyagoo gudanaya waajibaad Qaran. Taliyaha ayaa mid mid u xog wareystay bukaanada si uu u ogaado  xaaladooda caafimaad ee ay ku sugan yihiin ciidamadu ciidamada ...

Read More »

(Balcad.netErdogan oo Ka Digay Qorshe Ka Dhan ah Muslimiinta oo Ay Wadaan ‘Qolooyin’

jIMCA-—29-November-2019-(Balcad.net)-  Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag uga digay isku dayo uu sheegay inay wadaan qolo uusan carabaabin, kuwaasi oo sii xoojinaya kala qeybsanaanta ka dhex jirta Muslimiinta. Erdogan ayaa sheegay in qolooyinkaasi ay muujinayaan kala duwanaashaha qowmiyadaha iyo madaahibta diiniga, kuwaasi oo uu sheegay inay Shiicada iyo Sunniga ay ka dhigaan labo diin oo kala duwan. Madaxweyne ...

Read More »

Mkaula af somali HINDI AF SOMALI AH 2020

Read More »

Actorka Akshay Kumar oo dhaawacmay

Jilaaga caanka ah ee jila filimada dalka Hindiya, Rajiv Hari Om Bhatia, oo ay Soomaalida u taqaano Akshay Kumar ama Mastar Boon ayaa dhaawacmay xilli uu ku guda jira duubista filimka Sooryavanshi oo dhawaan la filayo in uu soo baxo. HALKAAN HOOSE KA DAAWO WARBIXINTA

Read More »

Priyanka Chopra oo soo rogaal celisay +sawiro shidan

Atariishada Lga daba dhacay ee reer Bollywood misna ka maqneyn Hollywood Priyanka Chopra ayaa laga qaaday sawiro aan caadi eheyn xili we ka soo dagday Mumbai Inaantaan ee qabo wiilka taajirka reer mareykan ah ayaa waxaa ee dib ugu laabatay Hollywoodka kadib markii ee ku fashilantay filimkeedi ugu dambeyay ee Bollywoodka Miss Chopra ayaa waxaa ka maqnaan markii sawirkaan laga ...

Read More »