Bollywood News

Actorka Akshay Kumar oo dhaawacmay

Jilaaga caanka ah ee jila filimada dalka Hindiya, Rajiv Hari Om Bhatia, oo ay Soomaalida u taqaano Akshay Kumar ama Mastar Boon ayaa dhaawacmay xilli uu ku guda jira duubista filimka Sooryavanshi oo dhawaan la filayo in uu soo baxo. HALKAAN HOOSE KA DAAWO WARBIXINTA

Read More »

Saif Ali Khan hadii aan ahaan lahaa qoraa waxaan qori lahaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Atooraha Saif Ali Khan ayaa ka qeyb galay furitaanka buuga walaashiis Soha Ali Khan qortay ee lagu magacaaboΒ β€˜The Perils of Being Moderately Famous.’ Hadaba Saif ayaa la weydiyay hadii sida walaashis oo kale uu qoraa noqon lahaa kasoo buugaagta qora waxa hadafkiisa ah ama uu qori lahaa hadii fursadaas uu heli lahaa. ayaa si dhaqsi ah ugu jawaabay sida tan,” ...

Read More »

Akshay Kumar : Waan jeclahay in aan Soomaali Filim ku soo sameeyo

Akshay Kumar ah Jilaa Caan ka ah Dunida oo idil laguna bartay filimada Bollywoodka ayaa waxa oo dhamaan taageeradiisa ugu mahad celiyay Sida wacan ee u garab istagaan marka oo Filimkiisa soo baxaayo. Jilaagaan ayaa dhawaan soo saaray filimka xiisaha leh ee Bollywoodka Housefull 4 ayaa waxaa oo yahay nin ku fican filimada Qosolka badan kaasi oo dad badan soo ...

Read More »

Priyanka Chopra oo soo rogaal celisay +sawiro shidan

Atariishada Lga daba dhacay ee reer Bollywood misna ka maqneyn Hollywood Priyanka Chopra ayaa laga qaaday sawiro aan caadi eheyn xili we ka soo dagday Mumbai Inaantaan ee qabo wiilka taajirka reer mareykan ah ayaa waxaa ee dib ugu laabatay Hollywoodka kadib markii ee ku fashilantay filimkeedi ugu dambeyay ee Bollywoodka Miss Chopra ayaa waxaa ka maqnaan markii sawirkaan laga ...

Read More »