Ciyaaraha

Toos u daawo ciyaarta u dhaxeeysa Club Brugge Iyo Real Madrid

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid: Club Brugge XI: Simon Mignolet, Federico Ricca, Simon Deli, Brandon Mechele, Odilon Kossounou, Hans Vanaken, Eder Balanta, Ruud ...

Read More »

Toos u daawo Ciyaarta Bayer Leverkusen iyo Juventus.+Live

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. HALKAAN HOOSE KADAAWO

Read More »

Balcad.net-Degmada Dharkeenley oo ku Guuleysatay Tartanka Degmooyinka G/Banaadir?

Balcad.net -Waxaa hada soo dhamaatay cayaartii fiinaalka ee degmooyinka gobolka Banaadir, taas oo garoonka kubadda cagta ee Injineer Yariisow xalay ku dhex martay degmooyinka Waaberi iyo Dharkenley. Cayaartaan ayaa 90-kii daqiiqo ee loogu tala galay la isku mari waayey eber iyo eber, balse wixii intaas ka danbeeyay ayaa Rigoore la’aaday. Cayaartoyda degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa ugu danbeyntii koobka ...

Read More »

(Balcad.net) -Fc Barcelona Oo Xalay Garaacday Borussia Dortmund

Waxaa  Xalay Lacayaaray Champion Leauge Kooxda Barcelona Oo Garaacday Borussia Dortmund Kdib Marki Ay Ku Soo Dhamaatay 3-1 Oo Guusha Ku Raacday Kooxda Barcelona Waxaa Kaloo Cayaaray Chelsea Iyo Valencia Waxayna Ku Dhamaatay 2-2 Waxaa Kaloo Cayaa Kooxda Liverpool iyo Napoli Waxayna Ku Soo Dhamaatay 1-1 inter milan iyo  salvia prague 3-1 Genk iyo Seizburg 1-4 Zenit st petersburg iyo ...

Read More »

(Balcad.net)Faaqidaada Cayaaraha Champions League-2019/2020

Xalay waxaa Dhacay Champions  League waxey Kooxuhu isku Arkeen Sidatay                                                             CHAMPIONS LEAGUE – GROUP A                                   ...

Read More »

Kooxda Liverpool oo ku dur durisay kooxda Marti eheyt ee Man City

Kooxda Liverpool ayaa kufsi weyn u geesatay Man city kadib markii ee ugu adkaatay 3 iyo 1 Man city ee ee ka maqnaayeen Cayaaryahano muhiim ah ayaa waxa ee la kulantay Guul daro xanuun ah Macalinka City aad  ayuu ugu niyad jabay qaabka ee kooxdiisay u Cayaartay Liverpool ayaa daqiiqadii 6-aad ee ciyaarta akoonka goolasha kulanka furatay kadib markii Fabinho ...

Read More »

Kevin De Bruyne Wax Cabsi kama qabo Aan guriga Liverpool ku Cayaarno

Wiilka  khadka dhexe reer Belgian iyo kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa xaqiijiyay inuusan wax cabsi ah ka qabin jawiga garoonka Anfield, kahor kulanka ay Axada Liverpool ku wada ciyaari doonaan ciyaar ka tirsan kulamada 12-aad ee horyaal Premier League. City  ayaa u baahanaan doonto inay guul gaarto ama barbaro gasho ugu yaraan kulanka Axada k dhici doono ...

Read More »

Maxaa ugu baahan tahay Kulamaa caawa la Cayaari doono

Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan ciyaaro xiiso leh. Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa kulammada laga ciyaari doono maanta iyo caawa Shanta horyaal ee ugu weyn qaaradda Yurub ee kala ah; English Premier League, Italian Serie A, La Ligaha Spain, ...

Read More »

Tababaraha ku guleestay abaalmarinta Bila ah oo lagu dhawaaqay

Tababaraha Kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa markii ugu horaysay ku guulaystay abaalmarinta tababaraha ugu fiican bishii October. Tababare Lampard ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay 3 guul oo cajiib ah itaga oo garaacay kooxaha Newcastle, Southampton iyo Burnley bishana ku dhamaystay guuldaro la,aan. Tababare Lampard ayaa abaalmarinta ku garaacay tababarayaal kale kuwaas oo laftoodu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah guulana ...

Read More »