Hollywood

Filim Dhawaan soobaxay oo Muslimiin badan ay ka caroodeen

Netflix waxay isbuucii la soo dhaafay baahisay xayeysiinta musalsal dhowaan billaaban doona oo lagu magacaabo Messiah (Masiixi) – wuxuuna si bareer ah u muujiyay wax khiyaano weecin ah ay u arkeen daawadayaal badan oo Muslimiin ah. Filimka waxaa qeyb ka ah nin daafaha caalamka ka sameynaya waxyabo mucjiso ah. Balse magaca ninkaas ayaa si weyn madaxa looga gilgilay, waana Dajaal, ...

Read More »

Sawirada Ugu Shidnaa ee laga qaaday Lamaanaha Sanadka Kylie Jenner & Travis Scott + Sawiro

Kadib Xanuunkii Jaceyl ee fanaanka Caanka ah Tyga Wakhtigaan Kylie waxa ee ku jirtaa Wakhti aad u mac ee la qadaneyso Saaxibkeeda Travis . Hadii aan wax yar idinka Xasuusiyo Kylie Waxa ee soo martay wakhti aad u xun dagaalkii iyada iyo Ex Saaxibkeeda Tyga is qab qabsi kadib waxaa nolasheeda badalay oo keenay meel aad u saareyso Wiilka maalmihii ...

Read More »

Lil’ Kim oo ugu dambeyn heshay Saaxib Cusub

Boqorada Rapka Lil’ Kim dhawaan laga wayay Shaashada Caalamka ayaa waxaa xalay lagu arkayay magaalada Qaar kamid ah sawirqaadayaasha ayaa waxa ee ka qabteyn iyada oo oo wadato libis aan caadi eheyn misna gacanta ka heysato nin cusub kaasi oo lagu sheegay in oo yahay saaxibkeeda cusub . Lil’ Kim oo lagu yaqaano Heesaha raapka ah iyo Jilista filimada waxaa ...

Read More »