Dhacdooyinka Aduunka

BALCAD.NET-B/Caalamka: Doorashada Galmudug Waa inay Noqotaa Mid la Wada Aqbali karo

Balcad.net-14-December-2019-Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay heshiiska ay gaareen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ee ku saleysan dowladda cusub ee loo dhisayo Galmudug. Heshiiska ayaa dhigaya in Ahlu-Sunna la siiyo 20 ka mid ah 89-ka xildhibaan ee Golaha Wakiilada lasoo dhisayo ee Galmudug, taasi oo macnaheed yahay in Ahlu-Sunna ay soo xuli doonto 20 xildhibaan, halka 69-ka ...

Read More »

Dowladda Turkey oo u digtay Dowlado badan.

Turkey ayaa maanta ka digtay inay dalalka kale ka hor-istaagi doonto in ay sahmin iyo gaas qodis ka sameeyaan bariga badda Mediterranean-ka, fasax la’aanteeda. Xiisad xooggan oo ku saabsan dhanka xuduudda badda ayaa ka taagneyd gobolka dhowaanahan, kadib markii laga helay keyd gaas oo aad u baaxad weyn. Heshiis dhinaca badda ah oo bishii tagtay dhex maray Turkey iyo Libya ...

Read More »

Dhoowr Ruux oo ku dhintay Duufaantii Pawan ee Somalia.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dabaylihii iyo roobabkii toddobaadkii hore ku dhuftay degaannada xeebaha Waqooyi Bari ee Soomaaliya ay ku dhinteen lix qof. War qoraal ah oo ay soo saartay Qaramada Mioobay ayaa lagu sheegay in degaannada ku yaalla Gobollada Bari iyo Nugaal ay dad ka badan 32 kun oo qof ay dabaylahaasi ku waayeen waxyaabihii noloshooda ay ku tiirsanayd. ...

Read More »

Haweeyney Si Xirfadeeysan u dhacday Dadka aduunka ku kala nool

Ruja Ignatova waxay isku magacowday boqoradda lacagta labanlaabta. Waxay dadka ku nool guud ahaan caalamka u sheegeysay inay soo hindistay barnaamij lacagta lagu badiyo, iyadoo la tartameysay barnaamijka la yiraahdo Bitcoin ee lacagaha lagu shubto, waxayna dadka ka dhaadhicisay inay ku maalgashadaan balaayiin doolar. Ka dib labo ka hor, waxaa mar qura la waayay meel ay jaan iyo cirib dhigtay. ...

Read More »

Filim Dhawaan soobaxay oo Muslimiin badan ay ka caroodeen

Netflix waxay isbuucii la soo dhaafay baahisay xayeysiinta musalsal dhowaan billaaban doona oo lagu magacaabo Messiah (Masiixi) – wuxuuna si bareer ah u muujiyay wax khiyaano weecin ah ay u arkeen daawadayaal badan oo Muslimiin ah. Filimka waxaa qeyb ka ah nin daafaha caalamka ka sameynaya waxyabo mucjiso ah. Balse magaca ninkaas ayaa si weyn madaxa looga gilgilay, waana Dajaal, ...

Read More »

Khadiijo Maxamed Diiriye ay si la yaab leh uga hadashay Qodobo Muhiim ah

Baarlamaanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa weli ka doodaya soo jeedinta xeerarka cusub ee doorashada soo socota ee dalka ka dhici doonta. Waxaa ka hadlay xildhibaanno aragtiyo kala duwan ka qaba soo jeedintaas, iyadoo doorashada ay ka dhimantahay ilaa muddo hal sano ah. Doodda ugu badan waxay tahay nooca doorasho ee dalka ka qabsoomi karta. Doorashadii lagu xoo xulay xildhibaannada ...

Read More »

Balcad.net-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage Oo isbitaalka Xoogga Dalka Soo BooqdayIsbitaalka

Balcad.net-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Odaawa Yuusuf Raage ayaa howlo kormeer ah iyo indhaimdheyn ah ku tegay Isbitaalka xoogga dalka oo ay ku jiraan dhaawacyada qaar ka mid ah ciidamada oo waxyeelo soo gaartay, iyagoo gudanaya waajibaad Qaran. Taliyaha ayaa mid mid u xog wareystay bukaanada si uu u ogaado  xaaladooda caafimaad ee ay ku sugan yihiin ciidamadu ciidamada ...

Read More »

Balcad.net-Dowladda oo soo Afjartay Howlgalka Weerarkii Lagu Qaaday Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho

Balcad.net-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo afjaray weerar culus oo fiidnimadii xalay Al-shabaab ay ku qaadeen hotelka mashquulka badan ee SYL magaalada Muqdisho. Afhayeen u hadlay Dowladda Soomaaliya oo lagu magacaabo Ismaaciil Mukhtaar Oronjo ayaa sheegay in ciidamada dowladda dileen gabi ahaanba kooxdii weerarka soo qaaday, waxaana weerarkan ku dhintay 5 ruux oo Labo ka mid ah ahaayeen dad ...

Read More »

Balcad.net-Taliska Ciidamada Booliska oo warbixin Rasmi ah kasoo Saaray weerarkii Hotel SYL

( Balcad.net )  – Taliska ciidamada booliska Soomaaliya Ayaa warbixin rasmi ah kasoo saaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka booliska WARSAXAAFADEED KU SAABSAN WEERARKII SYL HOTEL – 10 DEC 2019 Waxaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ay soo afjareen weerarkii ay kooxda argaixisada ah ku soo qaadeen Hoteelka SYL ee magaalada ...

Read More »

Balcad.net-Sawirro: Taliyaha Ciidanka Lugta oo kulamo ka Wada Gaalkacyo

Balcad.net- Taliyaha ciidanka Lugta ee dowladda federaalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed (Dirir) oo shalay gaaray Gaalkacyo ayaa kulamo looga hadlayo colaadda gobolka Mudug ka bilaabay gudaha magaaladaasi. Kulamadan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka, Janeraal Cabdicasiis Cabdullaahi “Qooje” iyo taliyaha guutada 15-aad, Janeraal Mascuud Maxamed, kuwaas oo ka mid ah saraakiisha ...

Read More »