Uncategorized

Balcad.net-Xog: Walaac ku saabsan in shaqaalaha DF iyo ciidanka ay bishan mushaar waayaan

Balcad.net-  Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bishaan si wayn u daahisay bixinta mushaarka Shaqaalaha dowladda iyo ciidamada Soomaaliya waxaana jira warar kala duwan oo ka soo baxaya sababtii arrintaan keentay. Dowladda ayaa joojisay bixinta mushaaraadka ciidamada oo la bilaabay 26-kii bishii hore waxaana qaatay oo kaliya ciidamada ilaalada Madaxtooyada iyadoo ilaa hadda aan la bixin mushaarka ciidanka kale iyo shaqaalaha dowladda ...

Read More »

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Read More »