Dibadda

BALCAD.NET-Diyaarada AyLleedahay Shirkada Ukrain Airline oo ku Burburta Hawada Sare ee Dalka Iiraan.

Diyaaradda Ukrain Airlines ayaa saaka ku burburtay hawada sare ee dalka Iiraan, ka dib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Imam Khomeini ee caasimadda Tehran. Diyaaraddan ayaa sida lagu waramay waxay siday 200 oo qof oo rakaab ah iyo shaqaalihii waday, iyadoo nooceedu ahaa Boeing 737. Diyaaradda ayaa ku socotay caasimadda dalka Ukrain ee Kiev, Burburka diyaaradaan ayaan la ...

Read More »

BALCAD.NET-Iran oo Weerartay Saldhigyo Maraykanku ku leeyahay Iraq.

Wasaarada Gaashaandhigga ayaa xaqiijisay in 2 Xero oo ciidan oo ay ku leedahay Gudaha Dalka Iraq la wareeray, Maraykanka ayaa sheegay in Iran ay bartilmaameedsatay laba saldhig oo ku Irbil iyo Al-Asad, sidoo kale waxay sheegeen in ay waddaan qiimaynta khasaaraha ka dhashay weerarkaas, Sidoo kalena loo gudbiyay Madaxweynaha Maraykanka. Madaxweynaha Maraykanka oo qoraal ku baahiyay Bartiisa Twitterka ayaa sheegay ...

Read More »

BALCAD.NET-MAREYKANKA oo Ciidamo Dheeri Ah Geeyey KENYA kadib weerarkii Al-Shabab

 Militariga Mareykanka ayaa ciidamo dheeraad ah shalay geeyey dalka Kenya, si loo xoojiyo amniga saldhigga Manda Bay oo Axaddii ay weerareen maleeshiyada Al-Shabaab. Weerarkaas ayaa xasarad cusub dhex-joojiyey Washington oo markii horeba la tacaaleysay is-marin waaga sii xumaanaya ee kala dhaxeeya Iran kadib markii ay dishay taliyihii ciidamada xulka ah ee Iran ee Quds, Jeneral Qassem Soleimani. Taliska ciidamada Mareykanka ...

Read More »

BALCAD.NET-Benjamin Netanyahu oo ay kasoo fakatay sir ay Israel iyo reer galbeedka muddo sanado ah qarinayeen

Balcad.net-6-janaay0-2020-Sirtii muddo caalamka laga qarinayey ee ahayd in Israel ay haysatio hub Nukliyeer ah, ayaa si lama filaan ah uga soo baxsatay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu. Netanyahu oo ka hadlayey Tel Aviv ayaa sheegay in Israel ay tahay quwad Nukliyeer, ka hora inta uusan isku nixin, isaga oo ceeb dareemayana si kale u dhigan sheekadaas. Waxaa aad loo rumeysan yahay ...

Read More »

BALCAD.NET-Abiy Ahmed oo War Ka Soo Saaray Weerar Lagu Qaaday Masaajido…

Balcad.net-22-Axad-2019-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa cambaareeyey rabshadaha diineed ee dalkaas kadib markii weerarro lagu qaaday dhowr masaajid oo ku yaalla gobolka Amxaarada. Warbaahinta dowladda ku xiran ee Fana ayaa sabtidii werisay in dhowr masjid la weeraray, sidoo kalena hanti lagu burburiyey magaalada Mota, oo 350km waqooyi kaga beegan magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. “Isku dayada ay xagjiriinta ku ...

Read More »

BALCAD.NET-Aqalka Wakiillada Mareykanka oo isku Raacay xil ka Qaadista Madaxweyne Donald Trump

Codeyntan oo siweyn isha loogu wada hayay ayeey ugu danbeyntii Aqalka Wakiilada ee Congress -ka Mareykanku isku raaceen soo jeedinta xil ka qaadista madaxweyne Donald Trump Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey labo qodob oo kala ah 1) in uu ku takri falay awooddii madaxweynenimo iyo 2) in uu horjoogsaday codsigii kongereeska ee ahaa inuu soo gudbiyo waraaqaha uu goluhu ...

Read More »

BALCAD.NET-Nabadoon Cabdullaahi Daahir Maxamed oo Laga Saaray Liiska Odayaasha soo xulaya…

Balcad.net-16 -December-2019-Nabadoonkii labaad oo ka tirsan saxiixe-yaasha Galmudug ayaa waxaa laga saaray liiska Odayaasha Dhaqanka, ee lagu wado inay soo xulaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Iyadoo dorraad liiska Odayaasha Dhaqanka laga saaray Nabadoon Imaan Jimcaale Faarax ayaa waxaa shalayna liiska iska dhex waayay Nabadoon Cabdullaahi Daahir Maxamed, oo sidoo kale ka mid ahaa saxiixe-yaashii Galmudug. Nabadoon Cabdullaahi Daahir Maxamed oo toddobaadkii ...

Read More »

BALCAD.NET-Erdogan oo ku Hanjabay inuu Xirayo Saldhigga Mareykanka ee Turkiga

Balcad.net-16-December-2019-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadda maanta ah ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rogeyso Ankara sabab la xariirta hubka uu Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka. “Haddii loo baahdo, waan xireynaa Incirlik, waanna ...

Read More »

BALCAD.NET-C/llahi Xasan Shariif oo lagu xukumay 28 sano oo xabsi ah

 Maxkamad ku taala dalka Canada ayaa waxay xukun adag oo 28 sano oo xabsi ah ku riday nin Soomaali ah, oo aan weli helin dhalashada dalkaasi Canada. Maxkamadda Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ayaa waxay Cabdullaahi Xasan Shariif ku xukuntay sideed iyo labaatan sano oo xarig ah, ka dib markii lagu helay inuu fal dembiyeedyo gaystay. Ciidamada Booliska ayaa ninkan ...

Read More »

BALCAD.NET-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Maaliyadda Ethopia.

Adisababa -Balcad.net-14-December-2019-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caasimadda dalka Itoobiya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Itoobiya Axmed Shide. Soo dhoweyn iyo isxog waraysi kadib Madaxweyne Deni iyo Wasiir Axmed Shide ayaa ka wadahadlay iskaashiga labada dhinac ee arrimaha ganacsiga, amniga, horumarka iyo xidhiidhka Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in Puntland soo ...

Read More »