Wararka

BALCAD.NET-Dowladda Somalia oo Markii Ugu Horeysay Yeelaneysa Sharci Muhiim U ah…

Balcad.net-5-janaayo-2020-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista rayidka,kaas oo Soomaaliya aysan waligeed yeelan laga soo bilaabo sanadkii 1960-kii. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin ayaa sheegay in Soomaaliya aysan waligeed yeelan sharci wax walba u dhameysiran yihiin oo ku saabsan duulista Rayidka,hayeeshee mid kooban oo uu soo saarey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed ...

Read More »

BALCAD.NET-Waa Sidee Qoondada Mushaarka Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya ee 2020

Balcad.net-5-janaayo-2020-Soomaaliya waa dalka keliya ee dunidan ku yaala ee shaqaalaha rayidka ah ee Grade A-gu ama maamulka ay la egyihiin marka la isku daro tirada shaqaalaha kale ee B, C, iyo D. Shaqaalaha rayidka ee dowladda federaalka rasmi ahaan tiradu waa 5402, oo 2, 500 ka mid ah yihiin Grade A, waana kuwa qaata mushaarka ugu badan! Miisaaniyadda 2020, Grade ...

Read More »

BALCAD.NET-Wararkii Ugu Dambeeyey Dadaallo Laga Dhex Waday Madaxweynaha Soomaliya iyo XAAF

Balcad.net-5-janaayo-2020-Ka dib markii Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu Khamiistii si buuxdo uga horyimid dhabaha loo marayo dhismaha maamulka cusub ee Galmudug ayaa waxaa socday dadaalo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xaaladda ku soo korodhay Galmudug. Xilli dhismaha Galmudug uu khilaaf wiiqay ayaa waxaa hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Galmudug loo arkaayay mid xaaladda kaga sii dari kara, waxaana bilowday ...

Read More »

BALCAD.NET-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magacaabay Guddi Cusub oo Shaki Dhlin kara…

Balcad.net-5-janaayo-2020-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada xuska sanad guurada 60aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26ka June iyo 1da July. Wasiirka warfaafinta XFS ayaa loo magacaabay guddoominaya guddiga oo ay xubna ka yihiin wasiirrada Maaliyadda, Gaashaan-dhigga, Amniga Gudaha, Dhallinyarada, Waxbarashada, Shaqada iyo caddaaladda, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, maareeyaha wakaaladda dhismaha, Agaasimaha golaha Wasiirrada, ...

Read More »

BALCAD.NET-Al-Shabaab oo Sheegtay In Ay Saakay Weerar Ku Galeen Saldhigga Ciidamada…

Balcad.net-5-janaayo-2020-War goor-dhow kasoo baxay kooxda Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dagaal-yahanada koxodaas ay saaka aroortii weerar ku qaadeen saldhig ku yaalla gobolka Lamu ee dalka Kenya oo ay ku sugan yihiin ciidamo Mareykan iyo Kenyan ah. Bayaan ku qornaa English-ka oo kasoo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay, in saldhigga la weeraray oo loo yaqaan SIMBA kuna yaalla deegaanka “Manda Bay” ...

Read More »

BALCAD.NET-Ujeedka Puntland U tagayo Axmed Madoobe

Balcad.net-5-janaayo-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa in Maalinta berito ah uu safar ku tago Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal,kadib dib u doorashadiisii. Dadku dhow dhow Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in laba arrimood uu Axmed Madoobe u tagayo Puntland,kuwaas oo kala ah doorashada soo socota iyo khilaafka dowladda iyo Dowlad Goboleedyada. Axmed Madoobe ayaa ...

Read More »

BALCAD.NET-War Deg Deg Ah Alshabaab oo Weerar Ka Geysatay Kenya Loona…

Balcad.net-5-janaayo-2020-Waxaa goor dhawayd la shaaciyay in la xiray ilaa amar danbe Garoonka gobolka xeebta ah ee lamu oo saakay dagaalyahano hubeysan oo shabaab ah ay weerar ku qaadeen. Dagaalkan oo ku bilaawday qarax ayaa waxaa  ka soo baxaya warar kala duwan, waxaana goor dhawayd la shaaciyay in la hakiyay diyaaradihii ka  soo dagi jiray iyo kuwii ka duuli jikray Garoon ...

Read More »

BALCAD.NET-Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Duleedka Muqdisho ku Celiyay Gaari Xamuul oo…

Balcad.net-5-Janaayo-2020-Wararka laga helaayo deegaanka Sarkuusta ee duleedka Koonfureed ee Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda halkaasi ay ku celiyeen gaari qarax looga shakiyay. Gaarigaan oo noociisa yahay kuwa waaweyn ee Xamuulka qaada Somalidana ay u taqaan Janta diyeesh ayaa waxaa is hor taagay Ciidamada dowladda. Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in shaki laga muujiyay qarax inuu ku raran yahay ...

Read More »

BALCAD.NET-Trumpt ” Dilka Sulaymaani Wuxuu Ahaa Mid Dagaal Lagu joojinayo”

Madaxweynaha Dalka Maraykanka oo ka hadlay dilkii Gen Qaasim Sulaymaani ayaa sheegay in uu ahaa m id lagu joojinayo dagaal ee uusan doonayn in uu mid bilaabmo, Trumpt ayaa ku eedeeyay Sulaymaani in uu qorshayanayay dagaal lagu qaado dalka maraykanka. ” waa uu dhamaaday waqtigii Aragagaxa” ayuu yiri Trumpt ka dib markii Jimcihii lagu dilay weerrar dhanka cirka ah oo ka ...

Read More »

BALCAD.NET-Madaxwayne Xaaf Ayaa Magacaabay Guddi Doorasho oo khilaafsan kan DFS

Balcad.net-4-Janaayo-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay magacaabay guddi doorasho cusub, kadib markii uu kasoo horjeestay dowladda federaalka. Qoraal uu soo saaray Xaaf, ayuu ku magacaabay guddigan oo ka kooban 11-xubnood, waxaana uu ku armay inay soo xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan Janaayo. Xaaf ayaa sidoo kale guddiga faray in guddoomiye iyo ku xigeen doortaan ugu dambeyn 12-ka bisha ...

Read More »