Wararka

Balcad.net-Shirka iskaashiga Ganacsiga Dowlada Soomaaliya Iyo Dowlada Talyaaniga Ayaa Ka Dhacay Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelada Dhexe,

Gudoomiayah Maamulka degmada Balcad Md Qaasim Cali Nuur Furdug iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha warshada dharka Somalitex ayaa ka qeyb galay shirka iskaashiga ganacsiga Dowladda Soomaaliya and Talyaaniga. Waxaa shirkaa howl wadeen ka ahaa oo kasoo qeyb hagay wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Md Cabdulaahi Cali Xasan, WaSiirka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Md. Maxamed Cilmi Guure iyo danjiraha Soomaaliya u ...

Read More »

Gudoomiye Qaasin Cali Nuur Furdug oo ka qeyb galay shirka Shirkad sameyso Dharka

      Balcad.net-Gudoomiyaha Maamulka degmada Balcad Md Qaasim Cali Nuur Furdug iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha warshada dharka Somalitex ayaa ka qeyb galay shirka iskaashiga ganacsiga Dowladda Soomaaliya and Talyaaniga. Waxaa shirkaa howl wadeen ka ahaa oo kasoo qeyb hagay waziirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Md Cabdulaahi Cali Xasan, Waziirka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Md. Maxamed Cilmi Guure iyo ...

Read More »

Balcad.net-Wararki Udambeeyay Hotel SYL Dableydi Weerartay Oo Qaar Kamid Ah Latoogtay.

Balcad.net-  Wararkii ugu Dambeeyey ee Naga soo Gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in weli rasaas laga maqlayo Hotel SYL oo ay maqribnimadii Caawa weerareen dabley ka tirsan Kooxda Al-Shabaab. Tirada dableyda Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday Hotel SYL ayaa la sheegay inay gaarayaan ilaa 7 kuwaas oo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca iyo bambaanooyinka gacmaha laga ...

Read More »

BALCAD.NET-Loolanka Jabuuti iyo Kenya ee QM – Itoobiya oo cidda ay… Dec 10, 2019

BALCAD.NET-Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday cidda ay taageereyso dalalka Kenya iyo Jabuuti oo isku haya kursi ka mid ah xubnaha aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka QM. Safiirka Itoobiya ee Kenya Meles Alem oo arrintan uu wax ka weydiiyey wargeyska The Star ayaa sheegay in si la mid ah Ururka Midowga Afrika ay Itoobiya taageereyso Kenya.  “Itoobiya waa ay ...

Read More »

BALCAD.NET-XOG: Shariif Xasan oo iska Diiday Qorshe oo uu u Soo Bandhigay Farmaajo

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa iska diiday dalab uga yimid Madaxtooyada Soomaaliya oo ku aadan inuu taageero mowqifka Dowladda Farmaajo ee dalka ay ka dhacdo doorasho Shacabka ay rabitaankooda wax ku doortaan. BALCAD.NET- Shariif Xasan oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ayaa waxaa khadka taleefanka kula hadlay madaxweyne Farmaajo,wuxuuna u sheegay in looga baahan ...

Read More »

BALCAD.NET-Dowladda Somalia Iyo Midawga Yurub Oo Ka Wada Hadlay A/Deyn Cafinta 10/12/2019

BALCAD.NET-Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa looga hadlay kobcinta dhaqaalaha, xaqiijinta guulaha laga gaaray deyn cafinta iyo maal gelinta dib-u-habeynta amniga, si guul looga gaaro qorshaha dib-u-habeynta amniga, ciidamada qarankuna ay awood ugu yeeshaan la wareegidda amniga dalka. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ...

Read More »

BALCAD.NET-Ciidamo Ka Tirsan Puntland oo Xalay Lagu Weeraray Gudaha Boosaaso

BALCAD.NET-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar sababay dhimasho iyo dhaawac uu xalay ka dhacay magaaladaas, kaddib markii gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland la rasaaseeyay. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in rasaas ku fureen gaari yar oo ay wateen Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo marayay agagaarka Isgoyska Nedko Wararka ayaa intaa ku daraya in ...

Read More »

BALCAD.NET-Wararkii Ugu Danbeeyay Deegaannadii Lagu Dagaalamay Ee Gobolka Mudug

BALCAD.NET-Wararkii ugu danbeeyay ee saakay ka imanaya deegaannadii lagu dagaalamay ee Bariga gobolka Mudug gaar ahaan degmada Towfiiq oo shalay ay ku dagaalameen labo maleeshiyo beelleed. Inta ogyahay ilaa 20 Ruux oo ka kala tirsan dhinacyadii dagaalamay ayaa ku geeriyooday dagaalkii maalintii shalay ka dhacay deegaannadaa oo ahaa mid saamey ku yeeshay dadka ku dhaqan deegaannada dirirtu ka dhacday. Dagaalka ...

Read More »

BALCAD.NET-Taliska Booliiska Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka oo Ka wada Hadlay Amniga Doorashooyinka Qaranka

BALCAD.NET- Iyadoo loo diyaar-garoobayo Doorashooyin heer Qaran a hoo dalka ka dhaca ayaa waxaa kulan looga hadlayo Amniga Doorashooyinka ku yeeshay magaalada Muqdisho Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo uu horkacayo Jen  Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan  iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Amb, francisco Madeira. Kulanka ayaa waxaa ku wehlinayey Wakiil ka socday kooxda ...

Read More »

BALCAD.NET-Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Mar kale Dood ka yeelanaya Sharciga Doorashooyinka

BALCAD.NET-Kulan maanta oo Tallaaado ah ku yeelanayaan Xildhibaannada Golaha Shacabka xaruntooda magaalada Muqdisho ayeey mar kale dood ka yeelanayaa Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo dhawaan loo soo gudbiyay. Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee sharciga doorashooyinka ayaa sharcigaan u gudbiyey Golaha Shacabka, kaddib markii wadatashiyo ay kala soo sameeyeen Dowlad Goboleedyada ka jira dalka. Xildhibaannada ayaa Akhrinta Labaad marinaya hindise Doorashooyinka Qaranka,waxaana xusid ...

Read More »